Bogga interneetka ee cunwaankiisu yahay:

Ayaad ka heli kartaa warar dheeraad oo ku saabsan hawlaha David Lammy(MP) oo qabta ha ahaato degaanka Tottenham ama wadanka guud ahaan. Waxaad kale oo aad bogaan ka heli kartaa, taarikhda (MPiiga oo kooban), noqulo qoraaladiisi u danbeyey, qudbadoh iyo hadalo uu war baahinta ka jeediyey.


Cawinaad iyo Talo bixin

Waxa yaa baha uu David Lammy kaa cawin karo

• Hawlah qaxotiga iyo dekidda wadanka Ingriiska
• Guryaha iyo dhibaatooyinka guryaha la xiriira
• Is diiwaan gelinta ka qayb galka durashooyinka
• Tickedha goobaha fanka iyo farshaxanka lagu soo bandhigo

Wax yaabaha David Lammy kaa caawin karo

David Lammy waxa uu kaa cawin kara:

• Haddii dhib kaa haysto hay'daha dawlada mid ka mid ah
• Haddii aad dacwo ama cabasho sameysay oo aad rabtid in aad ogaato meesha wax marayaan
• Haddii lagugu war geliyey in waxa aad codsatay aadan xaq u lahayn laakin aadan arintaas ku qanacsanayn
• Haddii aad rabto in aad ka dacwootu hay'adaha dawlada mid ka mid ah oo dacwadaada loo gudbiyo qofka barlamaanka ugu qaybsan cabasha ay soo gubiyaan dadweynuhu (Parliamentary Ombudsman).
• Haddii aad rabto in aad la xiriirto hay'ad aad isleedahay cawino iyo talo bixin ayaad ka helaysaa.

Haddii David Lammy uu san ku caawin Karin waxa laguu tilmaamin hay'adda aad talo iyo taagero ka heli kartid.

Xeer hoosad barlamaanka dartiis oo xaddidaya hawlaha ay qabtaan xubnaha barlamaanku, David Lammy waxa uu caawin kara oo keliya dad ku nool degaanka uu ka soo galo. Fadlan hubi in aad ku nooshahay degaanka oo ka soo galo David Lammy.

David Lammy ma caawin karo qof wakiil ka ah saaxib ama qof qaraabo ah haddii qofkaasi usan hadli Karin ama qofka waakiilka laga yahay aan laga hayn ogolaasho qoraal ah (saxiix).

Arimaha Degaanka iyo qaxootiga

Haddii aad u baahantahay in laggaa caawiyo arrin (case) hore u socday oo ku saabsan degaanka iyo qaxotinimada, waxaad u bahaantahay in aad foomamkaan midkood kala soo baxdi interneetka:

Foomka waxa lagu codsado ee Home Office-ka oo ku saabsan arin home office gacanta ku hayo

foomka lagu codsadu dalku ku galka oo dal ku galaka logu codsada saaxibada iyo qaraabada ku nool dibeda wadanka UK.

Foomka marka labuuxiyo waxaad u soo celikartaa Cunwaanka:

David Lammy MP
House of Commons
London
SW1A 0AA

Si aad u furtid faylkaan waxaad u baahantahay in aad isticmaasho habka loo yaqaan Adobe Reader Adobe Reader.


Arrimaha Guryaha la Xiriira

Haddii aad qabto su’aaalo la xiriira arimaha guryaha, marka hore la xiriir xubnaha degaanka laga soo doorto midkood. Haddii aadan hubin xubinta laga soo doortoo degaankaad, fadlan wac taleefoonkaan 0208489 2947.

Dawladaha hoose marka lagu daro tan Haringey, ma hoos yimaadaan xubnaha barlamaanka laakiin adiga ayey si toos ah kuu hoos yimaadaan adoo u marayaa xubnaha laga soo doorto degaankaada. Mararka qaar, David Lammy waa la xiriiri karaa dawladda Hoose asagoo wakiil kaa ah. Fadlan ogow haddii aad ka daasho ama wax kuugu qabsoomi waayaan qaabka loo maro cabashada iyo dacwooyinka ku wajahan Dawlada hoose waxaad la xiriiri kartaa u qaybsamaha dacwada iyo cabashada laga keeno dawladaha hoose. click.

La Kulanka Dadweynaha

David Lammy Waxa uu si nadaam ah u arkaa dadweynaha Maalmaha hoos ku qoran:

Jimcada ugu horeysa bil kasta
Jimcada 3aad bil kasta
Sabtiga 1aad bil kasta

Fadlan halkaan riix click si aad David Lammy email ugu dirto haddii aad balan u baahantahay, ama talefoonkaan u dir xaafiiskiisa 02072190767.

David waaxad kalo oo aad email ugu diri karta wixii ku saabsan arimaha degaanka laga soo doorto.

Xeer hoosaadka barlamaanku ma ogola in xubnaha barlamaanku ay wakiil ka noqdaan dadka degan meelaha ka baxsan degaanka laga soo doorto, markia fadlan jawaabtaada iyo qoraaladaad ku soo dar cunwaankaada oo buuxa. Haddii aadan hubin degaanka aad ka dirsantahy ee Tottenham, halkaan klik sii.click.

Diwaan Gelinta Codaynta

Haddii aadan ku jirin liska codaynta laakiin aad ku nooshahay degaanka halkaan riix (click) si aad ula soo baxdid foomka la isku diiwaan geliyo ee degaanka Haringey.

Halkaan waxaad ka heli kartaa warar dheeraad ak oo ku sheegaya sida loo buxiyo foomka. click.




© Copyright 2012 David LammyWebsite design by Toolkit Websites